Maamulka iyo shaqaalihii shabeele oo xabsi la dhigay

0
177

ShabelleTV_Logo1-300x215

Idaacadii shabeela ayaa gabi ahaaba waxa ay ka maqan tahay hawada ka dib marki ay manta gudaha u galeen ciidama ay ku soo amartay wasaarada Arimaha gudaha Soomaaliya in ay xiraan.

Ciidanka ayaa waxa ay gudaha u galeen cili ay si toos ah hawada ugu jirtay Idaacada waxaana gabi ahaanba ay kaxeeyeen shaqalihii idaacada.

Shabeele ayaa waxaa horay logu sheegay in ay isaga guurto Guriga ay dagantahay eek u yaalo meel aan sidaasi ugu figeen Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaana shabeela ay ka madax ageedtay amarka ahaa guurista waxa ayna sheegatay in hishiis ay ku dagan tahay guriga.

Ciidanka oo ka koobnaa Boolis iyo Nabad sugid ayaa waxa y xabsiga dhigeen dhamaan wariyayaashi shabeela iyo sidoo kale maamulka waana markii ugu horeeysay ee ay Dowlada Talaab ka qaado hay,ad warbaahineed.

Idale News Muqdisho