Maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed oo Heshiis Kala Saxiixdey (Akhriso Qodobada)

0
216

 

Kismaayo(INO)-Waxaa maanta magaalada Kismaayo dib oga laabtay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, kaasi oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogey halkaasi, isaga oo wadahadal la yeeshey maamulka Jubbaland.

Xasan iyo Axmed

Wadahadalka kadib ayay dhinacyada kala saxiixdeen heshiis dhinacyo badan, heshiiskaasi oo qeexaya xiriirka labada maamul iyo kaalintooda arrimaha dalka ay ku leeyihiin.

Hadaba hoos ka akhriso qodobada heshiiska oo nuqul ka mid ah uu soo gaaray Idale News Online.

Halkan Ka Akhriso.

 

heshiis 2heshiis 1Heshiis 3

Idale News Online, Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here