Qamri sumeeysan oo gudaha dalka Kenya la soo galiyay ayaa waxaa ku geeriyooday dad aad u fara badan ka dib markii ay cabeen qamrigaan halka qaarkood loo la soo cararay Isbitaalada kuwaas oo weli ku jira waxa loo yaqaan Koomada (Halis) .
Halkaan ka Daawo Yaa sumeeyay Qamriga ay Cabaan Keenyaatiga.
Ka soo biloow maalintii Isniinta eheeyd ilaa iminka dadka ku geeriyooday Qamrigaan sumeeysan ayaa tiradooda waxaa lagu sheegay 63-qofood halka Isbitaalada caafimaadka la dhigay ku dhawaad boqol qof oo Qamrigaan kusumoowday. M
adaxa Isbitaalada dalka Kenya Mr.Emdu Gerald Nderitu oo saxaafada la haday wuxuu sheegay weli inay la´yihiin oo ay garan la yihiin halka uu ka yimid Qamrigaan sumeeysan oo qofkii cabaa qandho iyo dhimasho iskugu darsameyso .
Idale News Online.