Daawo: Hees Muqdisho lagu soo bandhigay oo siyaasiyiinta qaar iyo maamulada ka caroodeen.

0
221

Kooxda Hilaac ee ka dhisan Muqdisho ayaa hees wada su’aal miiran ah kana tarjumeyso marxalada siyaasadeed ee dalka soo saartay, waxaana heestaas erayada saaray abwaankii sameeyey ruwaayadii Darajo iyo Xil Yaa mudan? Cabdi Dhuux Yuusuf.

Halkan Ka Daawo Heesta caradda Dhalisey.

 Muqdisho1

Idale News Online, Muqdsho.