Haweeney lagu dilay xaafada x/jadiid

0
189

RTFRTRT

Ruux haween ah ayaa lagu dilay xaafada xamar jadiid ee magaalada muqdisho

Haweeneedaan oo Habeennimadii xalay lagu dilay xaafada Xmar jadiid ee magaalada muqdisho ayaa waxa ay ka shaqeneysay Goob maqaaxiyad ah oo ku taala xaafada xamar jadiid ee degmada warta nabada

Dilka ayaa waxaa geestay sedex ruux oo ku hubeysan Bastoolado ayadoona isla markiiba Goobta ka baxsaday

Dilka markii uu dhacay kadib ayaa waxa goobta soo gaaray ciidamo nabad sugid ah oo dubrbaduu Goobta uu dilka ka dhacay Ka bilaabay Howlgal ay ku baadi goobayaan dadkii ka danbeeyya dilka walina lama Ogo dadkii ay ku soo qab qabteen

Xaalada ayaa mar qura is badashay waxaa istaagay isku socodka Ganacsiga oo markii hore aana sidaa U buurneen

Dilkaan aya qeyb  ka noqonaayo dilalka muqidsho caadi ka noqday.

Idale News Muqdisho