Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda gobalka Shabeelaha Hoose ayaa dhaliilay safarka Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed uu ku marayo qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka.
Halka Hoose Ka Dhageyso Dhaliilaha Kasoo Yeeray Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa.
[audio:http://www.ishabaydhaba.com/wp-content/uploads/2014/05/dalxa1.mp3|autostart=yes]