Daawo: Gaadiid AMISOM leedahay oo qarax lagula eegtay inta u dhaxeysa Leego iyo Balidoogle

0
185

Baabuur Convoy ah oo ay leedahay AMISOM ayaa Lagu qarxiyay inta u dhaxaysa deegaanka Leego iyo Balidoogle. Miinada nooca lagu aaso ayaa la kacday mid kamida baabuurta qafilan ee AMISOM iyadoo baabuurkii uu halkaa ku burburay.

Ciidamada AMISOM ayaa islamarkiiba rasaas ooda kaga qaaday agagaarka wadadii miinada loogu aasay.Mark doel oo kamida wariyaasha BBC ayaa xiligaas la socday baabuurta AMISOM ee la qarxiyay.Hoos ka daawo wariyaha oo ka waramaya sida wax udhaceen.

qaraxii
Idale News Online