Eeg Sawirkaan: Heerka Xaraaradoodu gaartey labada wasiir dibadeed ee Kenya iyo Somalia Amina vs Fowsiya kulankii Kampala

0
199

Shirkii hordhaca ahaa ee wasiirada arrrimaha dibada ee dalalka Somalia ka joogaan ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM ayaa waxa dood kulul ay dhex dartey labada haween ee Somalida ah haddana madaxda ka kala ah  wasaarada dibada ee Kenya iyo Somalia oo kala ah Amina Mohamed iyo Fowsiya oo midba mida kale eedeen u jeedisay sida ay ciidamadoodu oga howl galaan Somalia. Daawo Muuqaalka Sawirka halka ay xaraaradoodu gaartey

FoosiyaIyoAmina-Kampla

Idale News Online