Mid ka mid ah idaacadaha maxaliga ee gobolada Koonfur galbeed Somalia ayaa waxay xiriir khadka telefoonka ah la sameeysay Gudoomiyaha Jaaliyada Koonfur Galbeed ee dalka Australia Dr. Aweys Sheekh Muxudiin Amiin.
Gudoomiye Aweys Sh. Muxudiin oo wareysi dhinacyo badan siiyey radio wadajir ayaa ka hadley arrimaha ku saabsan shirweynaha maamul u sameynta gobolka koonfureed ee Soomaaliya, doorka jaaliyada dibada, iyo musharaxiinta maamulka koonfur galbeed
Wareysiga oo dheer ka dhageyso halkaan hoose: [audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2013/10/dr.-aweys-sh-muxudiin.mp3]