Dowladda Kenya oo ku wareersan tirada raggii weeraray Westgate iyo 4-nin kaliya oo la arkay (VIDEO)

0
175

Waxaa warar is khilaafsan ay ka soo baxayaan tirada raggii weeraray xarunta ganacsiga Westegate ee Nairobi halkaas oo ay ku dhinteen 67.ruux oo isugu jira shacab iyo askar.

Kamaradaha ku xirnaa xarunta Westgete gudeheeda ayaa waxaa ay muujinayaan in weerarkaasi ey geysteen oo kaliya afar nin oo hubeysa. Dowladda Kenya ayaa ku wareersan ilaa iyo iminka tirada dhabta ah ee weerarkaasi geysatay.

DAAWO FILMKA WEERARKA OO DHAMEYSTIRAN:

[vsw id=”fgQx3oTlDUM&feature=player_embedded” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho