DOOD WADAAG: Prof Cali Maxamed Geedi oo dowlada ku eedeeyey in lacagaha soo gala aysan siinin Ciidamada Dowlada DAAWO VIDEO

0
238

Doodwadaag
Barnaamij dood wadaag ah oo ay diyaarisay telefishinka Universaltv gaar ahaa Cawil Daahir Salaad uu ku qaada dhigay sidii Ciidamada Dowlada Soomaaliyeed loo dhisi lahaa muraalkooda iyo mushaaraadkooda waxaana ka qeyb qaadan doona Ra’iisul Wasaareyaashii hore Prof. Cali Maxamed Geedi, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Injineer Yariisow oo ah afhayeenka madaxweynaha.

Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa dowlada Somalia ku eedeeyey in lacagta canshuuraha kasoo gasha inaaysan ku bixin sidii loogu talo galay oo ay ka qadsan yihiin iyadoo lacagahaasi hotelada ay ku jiifaan dad aan shaqo ku lahayn.

Ciidamada Dowlada ayaa ah kuwa difaaca danaha Somalia iyadoo dhibaato ku qaba inaaysan helin mushaaraadkii ay xaqa u lahaayeen.

HOOS KA DAAWO:

DOOD WADAAG, PROF GEEDI, INJINEER YARIISOW IYO FARMAAJO

[vsw id=”PuK7T30bavU&feature=player_embedded” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]