Muqdisho(INO)- Xildhibaan kulalihi oo kamid ahaa barlamaankii muda xileedkiisu idlaaday ee loogana adkaaday doorasho ka dhacday magaalada Garowe yaa sheegay in aysan ka hari doonin kursigaa laga boobay sida uu hadal u dhigay oo waxaa uu tilamamy in maxkamada ICJ-ay ugudbin doonaan kiisaska mausuq maasuq ee hareeyay doorashada aqalk hoose ee ka kala dhacday ilaa iyo 6-magaalo oo ay caasimada kujirto
Xildhibaan C/raxmaan xoosh jibriil oo kamid ahaa baarlamaankii federaalkaa ayaa sheegay in iminka uu qareen u yahay xubnaha kuraastooda la boobay dacwadaas ay la istaagi doonaan maxkamad.
Xildhibaano badan oo ka tirsan Baarlamaanka cusub ayaa la aamisan yahay iney ku soo baxeen masuq maasuq iyo wax isdaba marin,kuwaasi oo hada qaarkood kiiskooda uu muran ka taagan yahay.