Cabdi Maxamed Dile oo kamid ah saraakiisha ciidamada gobolka Bakool ayaa sheegay in ay ka dalbanayaan maxkamada ciidamada qalabka sida in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ay xafiis uga furato gudaha gobolka Bakool.
Sargaalkaasi ayaa hadalkaan kusoo beegay iyadoo ay jirtay howlgaladii ugu dambeeyey lagu so qabtay dagalamayaal ka tirsan Al-shabaab.
Halkan Ka Dhageyso