Dhageyso+Sawiro: Madaxweynaha KGS Oo Si Weyn Looga Soo Dhaweeyey Baydhabo

0
334

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta si ka duwan sidii hore looga soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Madaxweynaha ayaa waxa Goroonka  Shaati-Gaduud ku soo dhaweeyey Godoomiyaha Baarlamka Koofur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shriif Sheekhuna Maye, Xildhibaano, Wasiiro, Odayaasha Dhaqanka, Maamulka Gobolka Iyo kan degmada Baydhabo iyo Ururka Haweenka Degmada Baydhabo.

Madaxweynaha ayaa  ka mid ahaa Hogaamiyaashii Ka  qiib Galey Shirkii Madasha wadatashiga Qaran ee ka dhacey Magaalada Muqdisho isla markaan lagu soo heshiyey in  4.5  uu ahaado abood qiibsiga, Isla markaana uu ahaa Waxii Koonfur Galbeed Soomaaliya ay la shir tagdey.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa markii uu soo gaarey Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay waxa uu saxaafada kula hadley Gudaha Garoonka Shaati Gaduud Ee Magaalada Baydhabo.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here