DHAGEYSO:Ra’iisul Wasaaraha Cusub Oo Sheegay Inuu Soo Dhisi Doono Xukuumad Loo Dhan Yahay

0
230

Muqdisho(INO)-Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dowladda Xasan Sheekh Cumar C/rashiid ayaa sheegay inuu soo dhisi doono xukuumad loo wada dhan yahay asigoo sheegay in si wadda tashi ah uu ku soo dhisi doono xukuumada.

cumar-620x330

Dhanka kale Ra’iisul Wasaare Cumar c/rashiid ayaa balan qaaday in Amaanka dalka Soomaaliya uu gaarsiin doono meel wanaagsan.

Cumar C/rashiid ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay in sanadda 2016 uu dalka gaarsiin doono doorasha xor ah, asigoo ugu dambeyntii ka hadlay mashaariicda dalka uuna balan qaaday in dhaqaalaha dalka uu meel sare gaarsiin doono.

Halkan Ka Dhageyso Codka RW Cusub Ee Soomaaliya.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here