Ohio(INO)-R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa sheegay inay raadinayaan nabad iyo sidii loo gaari lahaa Midnimo.
Wuxuu sheegay Madasha uu gudoomiyahya yahay inay u socoto kaliya sidii dadka Soomaaliyeed ay isku cafin lahaayeen oo ay hal dhinac kaga soo wada jeesan lahaayeen midnimada Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Ohio