Muqdisho(INO)-Munaasabad loogo dabaal degaayo aas aaska ciidamada booliska soomaaliyeed ayaa waxaa ay haatan ka socotaa xarunta janaral kaahiye ee magaalada muqdisho .
ciidamada booliska soomaaliyeed ayaa waxaa ay maanta u dabaal degayaan 71 guuradii kasoo wareegtay markii la aas,aasay sanadkii 1943 ayaa midibada loo aasay ciidamada booliska soomaaliyeed.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga.
idamada booliska ayaa waxaa ay soo bandhigayaan dhoola tusyo balaaran oo ay ugu dabaal degayaan maalinta aas aaska ciidamada .
madaxweynaha soomaaliya xassan shiikh maxamuud ayaa waxaa la filayaa in uu munaasabadaani kasoo qeyb galo.