Dhageyso:Maxa kala socotaa sanadka cusub ee shiinaha?

0
262

Bajin(INO)-Wadanka Shiinaha waxaa ka socda dabaaldagyo lagu soo dhaweynaya sanadka cusub ee u gaarka ah dalkaasi. Sanad kasta waxa ay ugu magac daraan magac xayawaan. Waa arin lagu tixraacayo dhaqanka shiinaha.

chinese-new-year-parade

Hadda waxaa dhamaaday sanadkii fardaha, waxaana bilowdayday oo loo dabaal dagayaa sanadkii ariga waxaana soo socda sanadkii daanyeerada.

Haddaba sanadkaasi cusub muxuu yahay, sideyse u dabaaldagaan?

Halkan ka dhagayso waraysi Xasan-deeq Cabdullaahi Haybe uu arrintaasi kala yeeshay Dr Cumar Cabdixamiid Axmad oo mudo lix sano ah wax ku soo bartay dalka Shiinaha.

Halkan Ka Dhageyso.

 

Isha: BBC Somali

Idale News Online, Bajin,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here