Dhageyso:Madaxweyne Shariif Xasan” Shacabka Koonfur Galbeed Xabsi Dusha Ka Furan Ayey Ku Jiraan”

0
222

Baydhabo(INO)-Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed  Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo  ka hadlay xaflada lagu magacaabay wasiirada hordhaca ah ayaa kula dardaarmay wasiirada cusub in ay wax u qabtaan dadka KG Soomaaliya.

shariifka1

Madaxweyne Shariif Xasan ayaa sheegay in dadka Koonfur galbeed ee ku nool seddexda gobol ee maamulkaas in ay ku jiraan xabsi dusha ka furan.

Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay Wasiirada la magacaabay in ay ka shaqeeyaan sidii dadka dega seddexdaas gobol xabsiga looga saari ahaa, si ay isugu gudbaan ugana baxaan xabsiga.

Halkan Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Idale News Online, Baydhabo, Xafiiska Baydhabo Janaay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here