Dhageyso:Maamulka Degmada Qansaxdheere Ee Gobolka Baay Oo Kahadley Xaalada Degmadaasi

0
361

Qansaxdheere{INO}Degmada Qansaxdheere Ee Gobolka Baay Ayaa Wali UGodoonsan Urarka Al Shabab Godoonkaasi Ayaa Waxaa Sameyey Shacabkii Halkaa Ku Nolaa
Degmada Qansaxdheere Ayaa Xiligaani Jirin Xarumo Waxbarasho Iyo Cafimaad Gudoomiyekuxigeenka Degmada Qansaxdheere Cabdule Cabdi Saney Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Wadooyinka Degmada Ay Xirin yihiin Ayna Adag Tahay Sidii Baabuurta Ay Kusoo Gali lahayeen Dhanka Kale Waxaa Uu Sheegey In Hadii Ciidamada Degmada Hobkooda Lasiyo In Ay Furi Donaan Wadooyinka Degmada Soogala

W/Q”Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}