Dhageyso:Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Fariin U Diray Kooxda Al-shabaab

0
207

Muqdisho(INO)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka hadlayay munaasabadda aas-aaska ciidanka Police-ka Soomaaliyeed ayaa fariin uu u diray Al-shabaab ku sheegay inay iskaga tanaazulaan dilka, asigoo dhanka kale Madaxda kooxda u sheegay in Alle u soo laabtaan.

Jawaari

Halkan Ka Dhageyso Codka Proff. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaarey.

Proff. Jawaari ayaa si ka gadisan sidda uu Xasan Sheekh fariimaha hanjabaadda ah  u diro ugu jeediyay kooxda Al-shabaab, balse Gudoomiyaha Baarlamaanka sooma hadal qaadin waxa keenay in ay kooxda Al-shabaab dagaal aan dhamaad laheyn la galaan ciidanka dowladda iyo calooshood u shaqeystayaasha AMISOM.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here