Dhageyso:Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Ee Degmada Oo Ka Warbixiyey Cudur Shubun Biyood Ah oo Ka Dilaacey Baydhabo

0
223

Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, waxa ka dilaacey Cudurka Shuban biyoodka isla markaana waxaa dhawaan Maamulka Gobolka Bay, Kan Degmada Baydhabo  iyo Wasaaradda Caafimaadka Ee Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay magacaawey Gudiga ka shaqeya Wacyigalinta Bulshadd, isla markaana waxa Xaafahada Magaalada Lagu arkeyey Gaari ku xiran  Makaroofan isla markaana dadka ku wacyi-galinta inay ku daadaalan Nadaafaadda  Biyaha iyo Degaanka.

Garas

Gudoomiyaha Gudigaas ahna  Gudoomiyaha Arimaha Bulshadda Degmada Baydhabo Mukhtaar Sharma’arke Cabdi (Garas) ayaa ka warbixiye Xaalada dadka Shubiyoodka la ildaran Magaalada  iyo weliba wacyi-galintii ay sameeyeen maalmahan.

Halkan Ka Dhageyso 

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here