Baydhabo(INO)- Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Soo Dhaweeysey Go’aankii ka soo baxay Shirkii Madashada Wadashiga Qaran Ee Ka Dhacey Muqdisho isla markaana Hogaamiyaasha Gobolada dalka , Dowlada Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ay is la garteen in Lagu dhaqmo Nidaamka 4.5
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Ugaas Xasan Cabdi Maxamed Oo wareysi Siyey Shabaada Idale News Online ayaa Sheegey in Koofur Galbeed Soomaaliya ay raali ka tahay Heshiiskaa, isla markaana waxa uu hambalyo u direy shacabka Koonfur Galeed Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo