Iyadoo wali aanu saldhigan khilaafka u dhaxeya madaxweynaha dowlada somaliya mudane sheikh maxamuud iyo Raisul wasaare cabdi wali shiiikh axmed maxamed ayaa maanta waxaa bananbaxyo balaaran oo looga soo horjeeda madaxweyne xasn sheikh waxaaa uu ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka sanaag.
Dadka dibadbaxa dhigayay yaaa waxaa ay ku dhawaaqaeyeen erayo ka dhan ah madaxweynaha soomaliya .
Dadkaasi bananbaxa soo qaban qaabiyay oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa ay sheegeen in madaxweynahu uu ka baxay balanqaadyadii uu horay u balanqaaday.
halkaan ka dhageyso dadka dibadbaxa dhigayay
Idale News Online, Sanaag