Dhageyso:Dadkii Kasoo Cararey Degaanka Goof-gaduud Shabeelow Ee Gobolka Baay

0
406

Baydhabo(INO)- Boqolaal Qoosas Ah Oo Dhibaatooyin Kala Duwan Ay Uga Soo Bar Kaceen Degaanka Goofgaduud Shabeelow Ayaa Waxaa Maanta Ay Soo Gareen Magalada Baydhabo.

Dadkaani Ayaa Waxaa Ay Shegeen In Dhibtooyin Ay U Geesteen Urarka Shabaab Maalmihii Ay Ku Sugnayeen Degaankaasi.

Dadkaani  u Soo Gaarey Baydhabo Ayaa Waxaa Ay Iskugu Jiraan Haween Iyo Caruurtooda Mar IdaleNews.com  Makroofanka Ladhaxqaadey Ayaan Waxaan Weydiyey Dhibaatooyinka Ay Uga Soo Carareen Degaankooda Goofgaduud Shabeelow Ee Gobolka Bay.

Halkan Ka Dhageyso

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay