Xildhibaan ka tirsan Barlamanka Somaaliya ayaa madaxda dowlada ku eedeyay in shacabka gobolada Bay iyo Bakool ay ku qasbeyso in uu madaxweyne u noqdo Shariif Xasan Sheikh Aadan.
Xildhibaan Maxamed Xuseen Isxaaq Afaraale oo la hadlay Mustaqbal ayaa ku dhaliilay madaxda ugu sarEysa dowlada Somaliya in hogaamiya ay wataan ay ku qasbayaan shacabk.