DHAGEYSO: Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf Oo Eedayey Xeer Ilaaliyaha Guud& Hanti Dhowrka Qaranka

0
432

Muqdisho(INO)-Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in amarada ay soo Xeer ilaaliyaha Guud iyo Hanti dhowraha Qaranka in aysan ahayn kuwa Sharci ah.

maxamed-cabdi-yuusuf

Xildhibaanka ayaa Sidoo kale sheegay in Xeer ilaaliyaha Guud iyo Hanti dhowraha Qaranka ay ku qaldanaayeen in ay soo saaraan amaradaasi maadaama sida u sheegay aysan lahayn awood la xiriira amaradaasi.

Halkan Ka Dhageyso

Shalay ayay ahayd markii Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ay su’aalo weydiiyeen Xeer ilaaliyaha Guud iyo Hanti dhowraha Qaranka oo la xiriiray qoraal dhawaan ka soo baxay Xafiisyada Xeer ilaaliyaha Guud iyo Hanti dhowraha Qaranka ee ku saabsanaa in aysan dalka ka bixi Karin Wasiirada,Wasiiro ku xigeenada, iyo Wasiiru dowlayaasha Xukuumadii raysal Wasaare C/weli inta ay sameynayaan xil wareejin rasmi ah.

Idale News  Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here