Waxaa khadka Talefanka ee Ishabaydhaba caawa kula xiriirnay Wasiirka Warfaafinta Hidaha iyo Dhaqanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dr. Cali C/laahi Isaaq oo aan ka wareysanay kulankii caawa ay la yeesheen Ra’iisal Wasaare C/weli Sheekh Axmed.
Dr. Cali C/laahi ayaa sheegay in kulankii caawa dhacay lagu kala magacaabay Guddiyo Wasiiro ah.
Wasiir Cali C/laahi ayaa inoo sheegay in beri uu si toos u furmi doono wada hadalka u dhaxeeya Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Dowlada Muqdisho.
Wareysiga Aan La Yeelanay Wasiirka oo Dhinacyo Badan Taabanaya Halka Hoose Ka Dhageyso.
[audio:http://www.ishabaydhaba.com/wp-content/uploads/2014/05/wasiir-cali.mp3|autostart=yes]