Dhageyso: Wasiir ka Tirsanaa Dowladii KMG ahayd oo Sheegay in Madaxdu ay Dastuurka Baalmareen

0
181

Wasiir ka tirsaan dowlada KMG ee dalka soo martay ayaa  ku eedeyay Madaxda Dowlada in ay hareer mareen dastuurka KMG ee dalka, Maxmed Xuseen Foodyare ayaa sheegaya in aysan ahayn wax loo baahanyahay in hadda sida lagu socdo ay dalka u Horseedi karto Burbur mar kale dhaca.

Dagal Sokeeye ayuu sheegayaa in ay Hadda dib dalka uga Billaaban karaan hadii aan Dastuurka sida uu u yahay loogu shaqeyn.

Halkan Ka Dhageyso

Xasan Sheekh Maxamuud