Dhageyso: Wareysi Xildhibaan Prof.Maxamed Cumar Dalxa Uu Kaga Hadlaayo Kulanka Maanta

0
234

Muqdisho(INO)-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo Saaka Wareysi siiyey Idaacada Asal Ee Magaalada Jowhar ayaa ka warbixiyey Kulanka Maanta Baarlamaanka yeelanayaan.

dalxa1

Xildhibaan Dalxa ayaa sheegay in Baarlamaanka kulanka ay leeyihiin Codka Kalsoonida loo qaadi doono Golaha Wasiirada Cusub ee Labo maalin ka hor lasoo magacaabay.Waxa uu sheegay inaysan ka hor dhici karin in Codka la siin dooni iyo in kale.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Mudisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here