Dhageyso: Warbixin ku saabsan Arrimaha Siyaasada Soomaaliya & Halbeega Mustaqbalka Soomaaliya Ee Maanta

0
398

Muqdisho (INO) – Maxamud Ibrahim Timacade oo ka mid ah tafaftirayaasha wararka shabakada Idaale Online ayaa waxaa uu warbixin dhageysi ah oo arrimaha siyaasada Soomaaliya & halbeega Mustaqbalka Dowladnimo ee dalka Soomaaliya ka diyaariyey, warbixintaan oo dhinacyo badan taabaneysa gaar ahaan doorashada la filaayo in Soomaaliya ay ka dhacdo bisha August ee sanadkaan 2016, ayaa noqon doonta mid taxane ah oo shabakada www.idaale.com ay idiin soo gudbin doonto.

Halkaan ka dhageysto warbixintii Maxamuud Ibraahim Timacade uu arrintaas inooga diyaariyey:

 

Waxaa diyaariyey Maxamuud Ibraahim Timacade, Idale News ONline, Muqdisho, Soomaaliya