Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeyey Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya

0
194

Baydhabo(INO)-Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Siyaad Cumar Sheekh Oo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanayoo uu Siyey Warbaahinta  Gudaha  Dalka ayaa  ka hadley gollahii wasiirada ee dhawaan lagu dhawaaqey.

Baydhaba Janaay.

Sidoo kale afhayeenku waxa uu sheegey in dhawaan la  soo magacaawayo wasiiro  kale  isla markaana  Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu wado dadaalo lagu soo dhamaeystirayo gollaha wasiirada.

Halkan Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Siyaad Cumar Sheekh.

Idale News Online, Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here