Dhageyso: Siyaasi Cabdullaahi Sheekh Xasan oo soo dhaweeyey baaqii xildhibaanada balse codsadey in Mooshin xilka looga qaadaayo Madaxweynaha la keeno barlamaanka

0
217

Siyaasiga Cabdullaahi Sheekh Xasan oo ka hadlayay arrimo badan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku ceebowday gar-gaar gaarsiinta iyo u gurmashada dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan gobollada dhexe.

Wuxuu sheegay in madaxweynaha uu raali galin ka bixiyaa hadalkii ahaa in ay u gurmanayaan dadka ku dhibaateysan gobollada Soomaaliya oo qaarkood iminka biyo la’aan iyo xaalado kale oo dhanka nolasha ah u geeriyoonaya.

Halkan ka dhageyso codka siyaasiga:

 

[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2014/05/c_hiSheikh.mp3|autostart=yes]

cabdilaahi sheekh xasan

Idale News Online,Muqdisho.