Dhageyso BBC: Shirkii Xulista Xildhibaanada Jubba oo Beesha Mareexaan Isaga Baxday

0
237

Kismaayo (INO)- Shirkii xulista xildhibaanada baarlamanka Jubba ee ka soconayay magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo baxayso in mid ka mid ah beelaha dega goboladaasi ay shirkaasi isaga baxday.

WARAYSI

Beesha Marixaan  ayaa sheegtay inay dhaliilsan tahay si uu u socdo hannaanka xulista baarlamaanka maamulka gobaladaasi.

Haddaba waxaanu arrintaa ka wareysannay afhayeen u hadlay beeshaasi oo lagu magacaabo nabadoon Daahir Aadan Yuusuf oo isagoo ku sugan magaalada Kismaayo khadka taleefanka ugu warramay Faarax Lamaane, oo marka hore waydiiyay sababta ku dhalisay inay shirkaasi ka baxaan?

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here