Ururka Al-shabaab ayaa soo bandhigay sawirada Afar ka tirsan Ciidamo sheegtay inay ka soo goosteen maamulka Jubbaland ee Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo isku dhiibay Kooxda Al-shabaab, Ciidankaan isu soo dhiibey Shabaabka ayaa u muuqda kuwii ciidamkii Barre Hiiraale iyagoo dareeska ay wataan.
Qaar kamid ah Ciidamadda isa soo dhiibay ayaa saxaafadda u shegay inay dhibaatooyin kala kulmeen Maamulka Jubbaland ee Axmed madoobe ka hor intii aysan kasoo bixin.
dhageyso wareysiyada ay bixiyeen 4taan ciidan oo cabsi ay ka muuqato [audio:content/uploads/2013/08/Halka-Ka-Dhageyso-Askarta-Axmad-Madoobe-Ka-Goosatay.mp3]
Idale News ONline