[audio: http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2013/12/Riix-Halkan-Si-Aad-U-Dhageysato-Wareysiga-Raisul-Wasaaraha-Cusub.mp3|autostart=yes]
R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa markii galabta la magacaabay kadib waraysigii ugu horeyeey oo gaar ah siiyaay warbaahinta Qaranka Somaliyeed, wuxuuna ka hadalay sida uu u arko magacaabistiisa iyo qorshayaasha ku aadan sidii uu u samata bixin lahaa dalka iyo shacabka Soomaaliyeed.
Idale News Online
Home Idale Somali News Update Dhageyso: R/wasaaraha Cusub Oo Ka Hadlay Magacaabistiisa Iyo Qorshayaashiisa Siyaasadeed