Xaafad ku taala deegaanka shalaambood ee duleedka degmada marka ayaa waxa ka dhacday fal ay aad uga argagxeen shacabka deegaankaasi,inkasta falkan uusan ahyn mid shacbka ku cusub,balse waa mid si gaar ah loo beegsanayo dadka caanka ah ee ka soo jeeda shalaambood.
Kooxo hubeysan oo wata dharka ciidamada dowlada ayaa waxa ay guri kala baxeen mid kamid ah dadka deegaanka intaas ka dibana ay toogteen.