Dhageyso: Qeylodhaan Culus, Soomaaliya oo looga digay Cudurka EBOLA, Calaamadahaan qofkaad ku aragto

0
191

Waxaa Halkan Idin kusoo Gudbinayna Barnaamij Gaar ah oo ka hadlaya khatarka Epola oo ah Cudur inta Badan laga qayliyay, oo samayn ku yeeshay dadka kunool galbeedka Qaaradda Afrika sido kalena la sheegay inuu gaaray Qaradda Yurub.

Wadamada Ku Yaalla Bariga Afrika Gaar ahaan kuwa Dariska la ah Soomaaliya ayaa lagu arkay Calaamado Muujinaya Cudurka Ebola.

Halkan Ka Dhageyso

Waxaa la sheegaya in Wadamadda Kenya iyo Itoobiya laga helay dad qaba Cudurkan Halista ah ,Taasi oo halis ku ah Somaalida waayo Maalin kasta wadamadda Itoobiya iyo Kenya Qaad ayaa uga yimaada.

EBOLA02_3000930b