Baydhabo(INO)- qaadley Magaalada Baydhabo ayaa Afka furtey, kuwaasoo Cabasho ka muujinayay hakad galinta Khatkii Ka Imaanayey Wadanka Kenya , Waxayna Xuseen In dhibaato badan ay ka soo foodsaartey Goysaskii lagu biilayey. Waxayna Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ka Codsadeen inay ogolaato Soo Dejinta qaadka, waxayna u Eedayey Dowlada Dhexe Ee Soomaaaliya.
Halkan Ka Dhageyso
Wariye Faysal Dhaayow