Odiyaasha Dhaqanka Golaha Guurtada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Maanta Kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxay Eedeyn culus u jeediyeen Nicholos Kay oo ah Ergayga Gaarka ee xoghayaha guud Qaramada Midoobe u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya.
waxayna Sheegeen in Nicholos Kay uu is hor taagay Wada hadal usocday Dowlada Soomaaliya iyo dowlad goboleedka koonfur galbeed uu madaxweynaha ka yahay Mudune madoobe nuunow Maxamed.
Sidoo kale Odiyaasha ayaa Sheegay in Nicholos Kay uu doonaayo inuu iska horkeeno Shacabka Koonfur Galbeed loona baahan yahay inuu faraha kala baxo Arrimaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, waxaa Sida u xaqiijiyay shabakada warbaahinta Idale News Onlie Suldaan Shariif Cali Xasan iyo Malaaq Kuusow Maxamed.
Halkan Ka Dhageys0:
[audio:C:\Users\cawke\Downloads\Music\Arlaadii.net_0041.mp3|autostart=yes]