Dhageyso: Madaxweynaha Maxuu ka yiri Awoodaha & La Xisaabtan la’aanta Maamul Goboleedyada dalka

0
223

shirka Garaowe

Muqdisho (INO) – Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo la weydiiyey cida la xisaabtameyso maamul goboleedyada haddii ay ku xadgudbaan Dastuurka dalka ayaa yiri wadajirkeena iyo wadatashigeena ayaa ka muhiimsan isla xisaabtankeena haddii kale dalalka shisheeye sida Itoobiya iyo Kenya ayaa loo kala dhuumanaa..

Idale News Online, Muqdisho