Maamulka Magaalada Marka ee Gobolka Sh. Hoose ayaa sheegay in dadaal ay ku bixin doonaan dhisida wadooyinka bu bursan ee soo gala Magaalada Marka
Maxamed Cismaan Yariisow Gudoomiyaha Magaalada Marka ayaa sheegay in Maamulkooda uu soo gaaray cabashada la xiriirta burburka wadooyinka.
Hoos ka dhageyso:
[audio:http://warqaad.so/wp-content/uploads/MAXAMED-CISMAAN-YARIISOW-1.mp3|autostart=yes]Idale News Online, marka.