Dhageyso:-Maamulka Hiiraan oo lagu eedeeyey dhibaateynta Shacabka

0
170

Mid kamid ah odayaasha dega magaalada Baledweyne ee gobolka Hiraan ayaa u sheegay Idaacada Mustaqbal in ciidamo ka amar qaata maamulka gobolka ay isbaaro u dhigtaan dadka galaya ama kasoo baxaya gobolka ee socotada ah kuwasi oo wixi ay wateen laga qaadanayo.

Maxamed Cumar oo isagu kamid ah odayaasha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in waxyaabahaasi aysan aheyn wax ay u dul qaadan karaan ayna ka dalbanayaan maamulka in wax laga qabto dhacdooyinkaasi.

Halkan Ka Dhageyso

Nabad_doonnada_Hiiraan-620x330