Waajid(INO)- Gudoomiyaha Maamulka Degmada Waajid Ee Gobolka Bay C/laahi Yariisow ayaa sheegey inay wadaan Qorshe ay ku doonayaan in ay ku furitaan Wada Xariirsa Baydhabo iyo Waajid Ee Gobolka Bakool.
Gudoomiyaha Oo U Waramey Warbaahinta Idalenews.com ayaa sheegey inay tababareen Ciidamo badan kuwaasoo uu sheegey inay dagaal adag la gali doonaan Kooxda Al-shabaab oo Go’doomisey Degmadaas.
Halkan Ka Dhageyso wareysiga oo dhameystiran
Idale News Online, Baydhabo