Dhageyso: Maamul goboleedka 3da Gobol Ee Koonfur Galbeed oo shardi adag ku xiray wadahadal ay la galaan Maamulka Madaxweyne Madoobe Nuunow.

0
235

Wasiirka howlaha guud ee maamulka 3da Gobol Ee  Koonfur Galbeed Maxamed Macalin Aadan aaya sheegay in wasiirada shalay la magacaabay ay yihiin wasiiro ka soo jeeda beelaha dega seddexda gobol.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in maalinta sabtiga ah iyo wixii ka dambeeya ay si rasmi ah u howl bilaabi doonaan, marka la dhaariyo kadib.

Wasiirka ayaa intaa ku daray in ay soo dhaweynayaan wixii wadahadalo ah ee la gelayaan maamulka Madoobe Nuunow, horeyana uu ugu socoday laakiin wadahadaladaas ay saldhig u ahaan doonto in labada dhinac ay qaataan maamul goboleed ku dhisan seddexda gobol, isagoo sheegay in aysan aqbali doonin maamul goboleed 6 gobol ah.

Halkan Ka Dhageyso.

[audio:http://68.171.211.154:9306/;stream.mp3|autostart=yes]

Madaxweyne Maxamed xaaji