Dhageyso: Kullan Lagu Taagyeerayo Hamiga Dhalanyarada KGS Ee Siyaasada Dalka Oo Lagu Qabtey Baydhabo

0
169

Baydhbo(INO)- Kullan Balaaran oo ay soo qaban qaabisey wasaarada dhalanyarada iyo Ciyaaraha Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo looga hadlaayey Taagyeerida Hamiga dhalanyarada Ee Siyaasada  Ee Doorashooyinka Dalka ayaa lagu qabtey Gudaha Magaalada Baydhabo.

Kullanka waxa ka qiib Galey, Wasiirka wasaarada dhalanyarada iyo ciyaaraha Koonfur Galbeed Soomaaaliya  C/laahi Cabdi Cumar (Fanax), Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Bay C/rashiid C/laahi Maxamed, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo C/laahi Cali Watiin iyo dhalanayarda ka kala yimid Degaanada KGS.

Halkan Ka Dhageyso