Dhageyso: Khudbadii Prof Jawaari oo dhameystiran “Dadka DM ee dhahaaya Federaal Ma rabno, Iska daa ummadda Digil & Miriflee, xitaa Ariga DM ayaa ku qoslaaya”

0
224

Khudbad aad u qiimo badan oo taariikhda Digil & Mirifle gashey ayaa waxaa dhamaadkii kulankii wadatashiga dhamaan qeybaha kala duwan ee beelaha Digil & Mirifle ka jeediyey Afhayeenka Barlamaanka ahna ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Prof Maxamed Cismaan Jawaari.

Kulankaas oo dhamaan ka soo qeybgalayaashii shirka Maamul u sameynta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka kooban 6da gobol oo ay beelahaas degaan ku ayideen in muddo aan ka badaneyn bil lagu dhiso maamulkaas.

Dhageyso khudbad dheer oo aad u xiiso badan oo uu kula dardaarmey Jawaari beelaha DM ee madaashaasi goob jooga ka ahaa:

jawaariBay7

Idale News Online