Baydhabo(INO)-Isbitaalka Kaamil Ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta aya Soo Gebo gabeeyey Mashruuc indhalaha looga fiiqayey Kudhawaad 500 oo qof kuwaasoo ka kala yimaadey Degmooyinka Gobolka Bay iyo Gobolka Gedo.
Drs. Batulo Macalin Iiman oo ah Madaxda Maamulka Isbitaalka iyo Dr. Shiino ayaa Saxaafadda Si wadajr ah ula hadley Markii uu soo idley Mashruuc indho fiiqa Ee ka Socodey Gudaha Isbitaalka Kaamil, iyagoona ka warbixiyey.
Halkan Ka Dhageyso Codka
Idale News Online, Baydhabo