Kismaayo(INO)-Madaxweynaha maamulka KMG Jubba Axmed Madoobe ayaa ka hadlay maanta ciidamada Sierra Leone ee qeybta ka ah kuwa AMISOM.
Axmed Madoobe ayaa sheegay in aysan jiri doonin in fariisimadii ciidamadasi ay ka baxeen in ay noqon doonaan kuwo banaan,waxana uu u mahadcelyey ciidamadaasi qaabkii ay uga hortageen weeraro uu sheegay in Al-shabaab magaalada ay kusoo qaadeen.
Halkaan hoose ka dhageyso qudbadii Axmed Madoobe uu Kismaayo xafladii sagootinta ciidamada Sierra Leone uu ka jeediyay.