Buurhakaba(INO)- Wararka ka imanaya degmada Buur Hakaba ayaa sheegaya in qaraxyo kala duwna ay ka dhaceen magaaladaasi shalay iyo maanta, iyada oo qaraxyadaasi ay geysteen dhaawacyo ay ku jiraan mas’uuliyiin ka mid ah kuwa magaalada.
HALKAAN KA DHAGEYSO